Zhou Qunfei waa haweenay ganacsade ah, oo hal abuure ah
Laga soo bilaabo raaciddii xoolaha illaa ay ka noqotay
haweenayda ugu taajirsan dunida ee iyadu tabcatay
hantideeda!
---------------------------------------------
-----------------

Zhou Qunfei waa haweenay ganacsade ah, oo hal abuure ah,
oo Chinese ah. Waxa ay dhalatay taariikhdu markii ay ahayd
1970-kii, gudaha magaalada Xiangxiang ee wadanka
Shiinaha. Waxa ay ahayd ilmaha u yar saddex caruura oo
waalidkeed isu dhaleen. Waxay ka dhalatay qoys fuquro ah,
oo aad u liitay.

Hooyadeed waxa ay geeriyootay iyada oo shan jir ah,
aabaheed oo u shaqayn jiray reerka, kaaso warshad ka
hawlgali jiray, horayna ciidan u ahaa, waa uu indho beelay.
Kadib markii dhaawac kaso gaaray warshaddii uu ka
shaqaynayay, farahiisana qayb baa go'day. Balse wali waxa
uu maarayn jiray nolol maalmeedka caruurtiisa, maadama
uu dambiilaha samayn jiray.
Mrs. Zhou waxa ay iyada oo yar bilowday inay xoolaha dadka
u raacdo, si ay lacagta ay ka hesho qoyskeeda ugu caawiso.

Waxa ayna dhiganaysay dugsiga sare, balse markii ay soo
gaartay da'da 16-ka sano waxa ay isaga hartay
waxbarashadii. Wax ay soo aadday magaalada Shanzen oo
ahayd xarun ganacsi oo ay daganaayeen qoyska adeerkeed,
si ay halkaas uga shaqo bilowdo.
Waxa ay ka shaqo bilowday warshad yar oo saacadaha iyo
muraayadaha samayn jirtay, waxa ay dhanka kale
baranaysay xisaabaadka si ay arrimaheeda ganacsiga guulo
uga gaarto. Waxa ay kamid noqotay shaqalaha sarsare ee
warshaddaas.

Mrs. Zhou waxay aruursatay lacag saddex kun oo doolar,
waxa ay ku aas-aastay shirkad samaysa muraayadaha iyo
saacadaha. Waxa caawiyay walaalaheed iyo
lammaanayashoodii. Zhou waxa ay shirkaddeedu noqotay mid
guulo muhim ah, gaadha.

2003-dii ayay shirkaddeedii cusbayd loogu magacdaray Lens
Technology. Waxa ay soo saarta muraayadaha ama
shaashadaha taleefannada Smartka ah, kombuutarrda
muraayadahooda iyo agab kale. Shirkaddeedu waxa ay
noqotay mid aad u baahday. Shirkadaha Samsung iyo Apple
ayaa ah, macaamiisheeda ugu weyn, maadaama ay u
samayso shaashadaha taleefannadooda. Sidoo kale
shirkadda Huawei ayaa kamid noqotay macaamiisheeda.

Saddexdaas shirkadood waa kuwo ugu ballaaran dunida.
Mrs. Zhou shirkaddii ay aas-aastay waxa ay noqotay mid
kamida shirkadaha ugu ballaaran dunida, waxa ay bilaayiin
doolar ka samaysay shirkaddaas. Sidoo kale waxa ay noqotay
shirkaddu mid kamida shirkadaha ugu muhimsan dunida.

Zhou maanta waa haweenayda ugu taajirsan wadanka
Shiinaha, sidoo kale waa haweenayda ugu taajirsan haweenka
hantidooda iyagu nafsad ahaantooda tabcaday. Si lamida
waa haweenayda ugu taajirsan haweenka tiknoolajiyadda
kaganacsada.

Waxa ay kusoo kortay nolol adag oo mugdi ah, rajanimo ah,
oo ku kaliftay inay waxbarashadeedii ka harto. Waxa ayna
noqotay mid hormuud u ah, haweenka ganacsiga kujira.
Waxa ay guryo $27Milyan lagu qiyaasay kuleedahay Hong
Kong. Shirkaddeedu waa mid maanta soo saarta
taleefannada caalamkan loogu isticmaal badan yahay
shaashadahooda.

Hantideedu waa $10Billion. Waa hooyo laba ilmood dhashay
wiil iyo gabadh. Waxa ay kala tageen ninkeedii hore,
sannadkii hore ayay is guursadeen nin kale. Waxay ka mid
tahay haweenka leh, sheekooyinka ugu cajiibsan
dunida.kana mida, kuwooda loogu qadarin badan yahay.

Dumarka Soomaaliyeed maskaxdooda hagasho inay waxqabsan
karaan, leeyihiiinna awood dhaafsiisan inta ay dareensan
yihiin, raggana ka waxqabad iyo karti badan yihiin.

. mOhamud Dahir
Comments
Post a Comment