"Waan gacan la'ahay uun meel uma fadhiisan"

Dabcan xaq buu u lahaa innuu dawarsado, cid gacanta shilimo ugu riddana ma waayeen, wuxuu se garwaaqsaday in weli gummudkiisu gacanta kale wax la qaban karo. Markaasuu ka kaaftoomay innuu qof kale gacanta hoos dhigto.

W/Q Eng Yahya Abass Ahmed

Comments

Popular posts from this blog

Noqo Qof Leh Han Sare

12 Arriimood oo keeni kara in wax Akhriskaagu Yaraado.