Noqo qof niyadjabinta dadka Dhageeysan

Wax jira marar tashuush kugu Furmayo oo kaa kala tuurayo Qorshahaaga saxiibadaa qaarkood Waa dad si toos ah kuula hadlaya oo Ku odhanaya waxan aad wado Hore ayaa loogu soo daaley ee Waqtiga ha iskaga lumin mararka Qaaarkood waxa laguu sheegayo Wax u eeg ayaa isku kaa sawiraya Oo laga yaabo inaad rumeysato Ha dhageysan hadalada noocaas ah.
Marka aad hadaf leedahay Waxa jira qaar nolosha hore Uga dhacay oo si dadban kuu Niyadjabinaya oo marka aad Aragto aad is odhneyso maxaad Kaga daali hebel ama heblaayo Oo aad yaqaaneyba waataa aan Dadaalkeedii waxba ka heyne.

W/Q Eng Yahya Abass.

Comments

Popular posts from this blog

DHEELI-TIRKA, FARXADDA IYO FADLIGA BISHA RAMADAAN

Maxaa Ahmiyad kuu leh Nolosha oo aad mudnaanta koowaad siisaa?