"noqo qof dadka cawlan quudhsan"
Macluumaadka aad rabtaa marar badan waxay la yaalaan dad caadi ah oo aad marar badan indhaha
ka laliso oo aad yareysato. waxa dhici karta in aad dad waaweyn iyo mas,uuliyiin barashadood Ku mashquusho marka aad hal gameyso dadka waaweyni kuumaba jeedaan oo uuma tirsanid ee wakhti ha iskaga lumin dadkan aad dhaafdhaafeyso ayay fikrado badani Ku jiraan qaar aad dabeecadooda ama kugu kordhin karaan. sidaa dareed, dadka cawlan Amma adiga kaa duwan amma aan madax u muuqan ha quudhsan ee dhageyso oo wax weydii.
W/Q Eng Yahya Abass Ahmed

Comments
Post a Comment