Markasta u qofku kabaxo gobaha(confort zone)
Mar kasta oo uu qofku ka boxo goobada uu la qabsaday (confort zone),
waxa dabiici ah in ay baqdini gasho. Waxa se lagu kala duwan yahay sida
baqdintaa loo wajaho iyo sida looga fal-celinayo. Dadka horumarka ku
tallaabsada, baqdinta way dareemaan horayna way uga socdaan. Dadka
fashiilka ahna marka ay baqdintaasi dareemaan, waxay judhiiba dib ugu
laabtaan goobihii ay la qabsadeen.
'Bartii yaqaan bari uma korodho' Maahmaah Soomaaliyeed.
Waxa qoray Eng-Yahya abass
'Bartii yaqaan bari uma korodho' Maahmaah Soomaaliyeed.
Waxa qoray Eng-Yahya abass
Comments
Post a Comment