Xidhidhka Qaldan ee dhalinyarada iyo natiijoyinka ka dhalan kara
Qaladaadka inta badan ay dhalinyaradu ku kacaan xidhidhka Guurka ka
hor way fara badanyihiin. Waxaase ka mid ah oon ka xusi karaa:-
1. In lagu wada hadlo ama la adeegsaso erayo xaaraan ah oo loogu tala
galay lamaane is qaba. Tusaale, macaane xabiibti, xayaati, qalbi, qurux,
sharaf, babe, nolosheyda /(Laysma qabo) iwm. Kuwaas oo caadiyan sii
kiciya ama sare u qaada shahwada labada qof, kadibna sababi kara
qaladaad kale oo intaas kasii daran.
2. In la wada helo muddo fara badan, tusaale: hal saac, laba saac, sedeex saac iwm. Maxaa intaas oo dhan la sheegayaa? waa su'aal is weydiin mudan.
3. In baraha bulshada, gaar ahaan Fb iskugu qoraan geeraaro, erayo ama heeso miro macaan leh, kuwaas oo ay uga dan leeyihiin in ay dadka tusaan dareenkooda jeceyl iyo heerka uu gaarsiisanyahay. Balse run ahaantii waa mid laga qurux badanyahay.
4. In laysku diro sawiro khaas ah oo hadba ka turjumaya xaalad khaas ah iyo isku hadiyadeen dareen jaceyl. Ogoow sawiradaasi mawada asturna oo waa kuwa si gaar ah ay iskugu xulaan dadka is jecel. Waana mid ka mid ah qaladaadka ugu weyn ay Gabdhuhu sameeyaan Waxayna sababtaa niyad jab iyo qoomamo ku reebta nolosheeda oo dhan. Maxaa yeelay, hadii lays calfan waayo, xagee sawiradii ay u dirtay ninka islaameed ka soo ceshaneysaa?
5. Nimanka/wiilasha qaar oo marka lays fahmi waayo gabdhaha ku rakaateeya ama lacag uga qaata sawiradii hore layskugu diray oo qaldanaa. Marmarka qaar waxaaba dhacda oo masiibo weyn ah, in gabadhii iyadoo marwo nin kale ah uu kii hore wali xariirka lasii wado si khasab ah, iyaduna aysan raali ka aheyn, balse ay duruufta iyo qaladkii hore ay u gashay ku khasbeyso in ay u hogaansanto waskhaankan ay iyadu fursadda u siisay gabi ahaanba in uu ku tunto mustaqbalkeedii. !!
6. In lagu wada hadlo ama lagu ballamo meel si toos ah leyskaga arki karo, tusaale (Skype), taas oo macnaheedu tahay in lagu wada riyaaqo is araga labada dhinac, taasoo marna hadalo macaan lagu lamaansho aragtida, marna tilmaamo ama ficilo qurux badan oo ka turjumaya dareen jaceyl oo sare. Meeshaasna waxaa kasii dhalan karta qaladaad kale oo hor leh.
7. Xilliga is macsalaameynta oo labada dhinaci iska dalbadaan wax ay ugu yeeraan macsalaameyn qurux badan oo ay kasii dhigtaan xasuus, tusaale, macmac iyo erayo kale oo aan hadda halkan xusi karin. Subxaanallah
W/Q Eng Yahya abass
🚸⚠️ إذا الØب قبل الزواج ماعليش 😜😜🤣
Wixii talo iyo tusaale ah waad ila wadaagi kartaan asxaabta
جمعة جميلة اØبابي💔💔💔
#LIKE #COMMENT #SHARE

Comments
Post a Comment