"QOF HAN YARI MA HANAQAAD"

Hanku waa hubka ugu culus ee qofka aadanaha ahi leeyahay, inta uu hankaagu yahay ayaad adiguna tahay. Ibn Qayyim (AHUN) baa laga sheegaa inuu yidhi "Caamadu waxay tidhaahdaa qiimaha qofku waa waxa uu wanaajiyo, dadka caqliga u saaxiibka ahina waxay yidhaahdaan qiimaha qofku waa waxa uu dalbayo" Haddaba, adigu waxaad tahay waxa aad doonayso innaad xaqiijiso. Hadduu wayn yahay waxa aad doonayso innaad xaqiijiso waxaad tahay qof wayn, hadduu yaryahay waxa aad doonayso inaad xaqiijisana waxaad tahay wax yar.

W/Q Eng Yahya Abass Ahmed

Comments

Popular posts from this blog

DHEELI-TIRKA, FARXADDA IYO FADLIGA BISHA RAMADAAN

Maxaa Ahmiyad kuu leh Nolosha oo aad mudnaanta koowaad siisaa?