"Noqo qof maskaxda tuujiyay"
Nolosho waxa ay kaa xigtaa Xagga mustaqbalka waayo Intii ku dhaaftey
dib uguma Noqon kartid wakhti ha iskaga Qaadin waxa maanta taagan
Ka hadalkiisa-cashar ka baro Oo iska dhaaf waxa iminka Dhacayaa waa wax mar hore la Qorsheeyey amma bilaabmey Oo aad iminka arkeyso uun Natiijadiisii rabto ,berri wixii dhici Lahaa maanta sii qorshee wixii Kale dambe dhici lahaa kuu sii Muuqdo, oo u sii tabaabusheyso Arrmah kaa hor iman kara oo Dhan sii faallee sida ugu xun ee Ay wax noqon karaan is weydii Markaana is weydii haddiiba ay Sida adag ay noqoto wixii aad Yeeli laheyd.
W/Q Eng Yahya Abass Ahmed.

Comments
Post a Comment