Fikirku waa wax lobahanyahay

“Haddaad u fekerto sidii aad waligaa u fekeri jirtay, wuxuun baa kugu dhalan dareenkii waligaa kugu dhalan jiray. Hadduu kugu dhasho dareenkii
waligaa kugu dhalan jiray, wuxuun baad samayn wixii aad waligaa samayn jirtay. Haddii aad samayso wixii aad waligaa samayn jirtayna,
wuxuun baad ahaan wixii aad waligaa ahaan jirtay.”

Nolosha qofka waxa haga, samaan iyo xumaanba waxa qaabeeya hadba sida uu qofku u fekerayo. Haddaad doonayso innaad noloshaada u
horseeddo is-baddal dhab ah, marka hore baddal hab-fekerkaaga oo ballaadhi si-u-araggaaga nololleed, dabadeedna kobci kasmadaada oo ku hubee cilmi sugan iyo ciibado saxan.

W/Q Yahya Abass Ahmed

Comments

Popular posts from this blog

DHEELI-TIRKA, FARXADDA IYO FADLIGA BISHA RAMADAAN

Maxaa Ahmiyad kuu leh Nolosha oo aad mudnaanta koowaad siisaa?