Aqoontaada Koordhi marwalba.

Aqoontaada iyo khibradaada Waxa aad ku kabi kartaa Adiga oo ku deyda dadka aad Rumeysantahay in aad sidooda Oo kale noqoto ee shaqadooda Ku wanaagsan.
U fiirso qof aad Jeceshahay in aad sidiisa oo kale Noqoto eeg sida uu u hadlo ee U dadka u qanciyo sida uu isu Taago ee uu dadka u dhegeysto Sida uu go,aanka u qaato, sida Uu u dhaqmo marka culeys soo fuulo Amma la dhalleeceeyo sida Uu u maareeyo. Taa macnehedu Mahaa qof aanad aheyn iska dhig Balse waa aqoon ka korodhso Oo ha isku haleyn uun wixii aad Buugaagta ka akhridey.

W/Q Eng Yahya Abass Ahmed

Comments

Popular posts from this blog

DHEELI-TIRKA, FARXADDA IYO FADLIGA BISHA RAMADAAN

Maxaa Ahmiyad kuu leh Nolosha oo aad mudnaanta koowaad siisaa?